

Madrasatu Cimraan Online waxa ay Qaadaneysaa arday cusub isugu jira bilow iyo dhameystir .madrasatu waxaa lagu bartaa hingaada quraanka iyo Duruus islaami ah . waxa dhigta arday ku kala nool dunida daafaheeda usa canada sweden australia.
waxaa dhigan kara caruur iyo ciroole .Baro waalid quraanka caruurtaada bar.
wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir tlefoonka hoos qoran.
xifdinta Quraanka kariimka si sahlan kalifaad an laheyn .
Qaab casri ah ayaa lagugu
dhigayaa . maclimiin u tabararan ayaa jooga ahlan wasahlan .
Start from the alphabet and Noorani Qa'idah to reading short surahs with confidence.
Pronunciation, rules, and application with live correction and practice.
Fun, interactive lessons to build vocabulary, speaking and reading skills.
Dugsiga cimraan online waxa uu idinku bishaareynayaa waxbarasho tayo leh .oo casri ah
waxaa ka howlgala macalimiin aqoon durugsan u leh waxa ay ku barayaan . adoo bus raacin oo jooga gurigaaga ama xafiiskaaga ku baro diintaada qaab online ah.