Madrasatu Cimraan online مـدرسـة عمـران اونلاين
  • BOGGA HORE
  • fadliga quraanka

fadliga quraanka

ASh-shadibiyah

sh mustafe

  1. You are here:  
  2. Home

Madrasatu cimraan Online

Madrasatu Cimraan Online waa madrasad online ah oo aad ka baran kartid quraanka kariimka iyo Aqriska iyo qoraalka luqada Carabiga iyo Duruus islaami ah Adkaar Axaadiis siirada nebiga, sidoo kale machad Cimraan online waxaan dhigan Kara Caruur iyo waaalidiinta intaba Aabo iyo Hooyo Baro Quraanka kariimka Caruurtaadan bar. Dugsiga waxaan ka dhigan kartaa meel walba oo dunida aad joogtaan earoupe ama USA.

Ku Saabsan Macalinka

Waa MAcalin soomaaliyeed oo ku sifeysan diin iyo akhlaaq .oo loo carbiyay ka dhisida ubaddka Xagga Aqoonta iyo Akhlaaqda , sidoo kale waa macalin kuu gaar ah ka qoysa ahaan saacadaada buuq iyo cidhiidhi midna maleh .

Nagala soo xiriir

Tel: :

Sh Xuseyn Cali

GUESTS

We have 22 guests and no members online

fadliga quraanka